Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Cusbo
Content deleted Content added
REDIRECT |
Removed redirect to Milix Tags: Removed redirect Reverted |
||
Safka 1:
[[File:DeadSeaIsrael5.jpg|thumb|center|620px|Cusbada Dundia]]
'''Milix''' ama '''Cusbo''' ({{lang-ar|ملح}} {{lang-it|sale}} {{lang-en|salt}}) waa [[Isku dhis]] [[macdan]] quruurax ah oo laga helo [[biyo]]ha dhanaan e [[bad]]aha. Cusbadu waxay ka samaysan tahay [[curiye]]ha [[Sodhiyaam]] iyo [[Koloriin]], waa [[isku dhis]]ka ''SodhiyaamKoloraydh'' (NaCl).
Si dabiici ah ayaa cusbada looga helaa biyaha badaha taas oo [[hal]]kii [[litir]] ee biyaha bada ah 35g ayaa Cusbo ah una dhiganta 3.5%.
Cusbadu aad ayay muhiim ugu tahay dhismaha jidhka bani-aadamka, waana billowga dhadhanka ee wax walba. Guud aahaan qadarka cusbo ee ku jirta jidhka [[xayawaan]]ka ayaa ka badan xadiga laga heli karo jidhka [[dhir]]ta.
In ka badan 6000 oo sanno ka hor ayaa cusbada la isticmaali jiray, waxaanay ka mid tahay waxyaabaha ugu da'da weeyn ee Aadamuhu aqoonta u leeyihiin.
Sida caadiga ah Cusbada waxaa laga keenaa ayadoo la uumi-bixinayo biyaha bada ama laga qodayo godad eey ku qalshay.
Sidoo kale warshaduhu waxay ka sameeystaan [[falgal]]ka [[Sodhiyaam]] iyo [[Koloriin]].
Marka laga yimaado ku darsiga cuntada iyo cabitaanka, [[isku dhis]]yada cusbada waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo kimiko warshaduhu isticmaalaan, bacaha, waraaqadaha xamagta iyo waxyaabo kale oo badan.
* [https://www.jw.org/en/library/magazines/g20020608/Salt-A-Precious-Commodity/ Salt—A Precious Commodity]
* [https://www.jw.org/en/library/magazines/g20030208/Solar-Salt-Harvest-of-the-Sun-Sea-and-Wind/ Solar Salt—Harvest of the Sun, Sea, and Wind]
==Waddanamaha Milix Dundia==
* {{Flag|China}} 62,000,000 tons
* {{Flag|United States}} 40,000,000 tons
* {{Flag|Somalia}} 6,000,000 tons
* {{Flag|United Kingdom}} 6,000,000 tons
* {{Flag|Serbia}} 16,000 tons
* {{Flag|Kenya}} 24,000 tons
* {{Flag|Djibouti}} 30,000 tons
* {{Flag|Brazil}} 10,000 tons
= Taariikhda Milixda =
= Noocyada Milixda =
= '''cusbadu waxay ukala baxdaa qaybo kala duwan''' =
= Fal-galka Curiyeha Milixda =
= Isticmaalka Milixda =
= Soo Saarka Milixda =
=Sido Kale fiiri=
{{Cunto}}
=Tixraac=
{{Reflist}}
[[Category:Cunto]]
[[Category:Saynis]]
[[Category:Falgal]]
[[Category:Isku dhis]]
[[Category:Diwaanka Curiye]]
[[Category:Kimisteri]]
[[Category:Curiye]]
|