Jump to content

Lome

Ka Wikipedia
The printable version is no longer supported and may have rendering errors. Please update your browser bookmarks and please use the default browser print function instead.
Magaalda Lomé

Lome waa caasimada dalka Togo, dadka kunool waxa lagu qiyaasaa 700000 kun oo qof, Lome waxa ay saarantahay Gacanka Gaanbiya, waa caasimada maamulka iyo xaga waxsoosaarka waana dakada ugu wayn wadanka Togo,waxyaabaha ay magaaladu soosaarto waxa kamida Bunka iyo geedka looyaqaano Kakawga digirta kookaha waxa kale oo ay magaaladu leedahay goob batroolka lagu safeeyo.

Waxa la'aasaasay magaalda qarnigii 18aad, waxa aasasay qabaa'ilka looyaqaano Eeyaw. Markeedi hore waxa ay ahayd tuulo aad uyar.

Tixraac