0% found this document useful (0 votes)
19 views4 pages

Adobe After Effects CC Fundamentals

Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1/ 4

Adobe After Effects CC

Fundamentals
STUDY PLAN
MAALINTA 1AAD
HORUDHACA KOORSADA

1. Horudhaca koorsada

2. SIdee Loo bartaa koorasadaan

3. After Effects CC Shuuruudihiisa

4. Sidee loola soo dagaa after effects iyo Media Encoder

5. Sidee loogu shubaa After Effects Kumbuyuutarka

6. Sidee loogu shubaa Media Encoder Kumbuyuutarka

7. Sideen ula soo dagaa Exercise Files ka Koorsada

MAALINTA 2AAD
HORUDHACA ADOBE AFTER EFFECTS

1. Dulmar Guud – Adobe After Effects – Interface iyo Workspace

2. Sidee loo badalaa – Workspace aad ku shaqaynayso

3. Dulmar Guud – Mini-project

MAALINTA 3AAD
ADEEGSIGA – PROJECT IYO ASSETS
1. Sidee loo Abuuraa – New Project
2. Sidee wax loo soo gashtaa Project Panel ka – Importing Assets
3. Sidee loo soo galshaa – Photoshop and Illustrator Files Project kaaga
4. Isku aad aadinta – Assets kuugu jira Project gaaga

MAALINTA 4AAD
ABUURISTA COMPOSITION IYO SIDA ASSETS LOOGU DARO COMPS
1. Abuurista Composition Cusub – Setting up New Comps

2. Sidee loogu daraa – Assets Comp ka


3. Abuurista – Layers gudaha Comp ka

4. Isku hagaajinta Comp iyo Timeline Panel Propertie

MAALINTA 5AAD
ADEEGSIGA – ANIMATING LAYER IYO TRANSFORM PROPERTIES
1. Waa maxay – Anchor Points

2. Wax kabadalka – Layer Transform Property Values

3. Sidee loo adeegsadaa – Opacity Keyframes

4. Adeegsiga – Animating iyo Transform Properties

5. Adeegsiga – Bézier Curves iyo Easy Ease

MAALINTA 6AAD
ADEEGSIGA – QORAALKA
1. Sidee Qoraal loogu daraa Composition ka – Text Layer

2. Qoraal ka sida waxa looga badalo – Editing Text

3. Adeegsiga – Source text Keyframe

MAALINTA 7AAD
ADEEGSIGA – QAABAYNTA – SHAPES

1. Abuurista Qaababka iyo Xagalada (Shapes)


2. Adeegsiga – Qalinka (Pen Tool)
3. Adeegsiga – Shape Effects

MAALINTA 8AAD
HORUDHACA – VIDEO EFFECTS

1. Adeegsiga – Video Effects


2. Video Effects ka Ugu adeegsiga badan
3. Waa Maxay Layer Effects Properties
4. Sidee loo samaystaa Animation Presets

MAALINTA 9AAD
ADEEGSIGA – EFFECTS AND LAYER STYLES

1. Adeegsiga – Keylight Animation Preset


2. Adeegsiga – Color Correction Scopes
3. Hagaajinta – Luma and Chroma ayadoo la adeegsanayo Lumetri Effect
4. Adeegsiga – Effects iyo Adjustment Layers
5. Dabaqida – Adjusting Layer Styles

MAALINTA 10AAD
ADEEGSIGA – 3D SPACE

1. Horudhaac Kooban – 2D Layers oo 3D Space laga dhigay


2. Adeegsiga – After Effects Camera
3. Adeegsiga – 3D Lights
4. Adeegsiga – Null Object
5. Maamulka Camera da – Separate Dimensions

ADEEGSIGA – EXPORTING (RENDERING) A COMPOSITION

1. Kaydinta – After Effects Projects


2. Soo bandhigida muuqalkii oo diyaarsan – Rendering

You might also like