Erey
Eregu waa mid ka mid ah afka waxa uuna ka koobmaa mid kaliya ama ka badan oo xarfo ah waana shibbane ama shaqal ama xita xarfo isku dhigan oo af-soomaaliga macna sugan ku dhex leh. Sida (i, af, hoy, geel, abaal, hangool, hangaraarac. Dhammaan waa waxaas waa ereyo kana ugu yarna waa "i" oo ah magac u yeel. Ereygu waa uu yeelan karaa hal xaraf, laba xaraf, saddex xaraf, afar xaraf, shan xaraf, lix xaraf iyo in ka badan.
Astaamaha ereyga
wax ka badal- Dhawaaq
- In samaynayo macno
- kalinimo
Qeybaha ereyga
wax ka badal- Magac
- Fal
- Xaraf
Ereygu tiro ahaan
wax ka badal
Xaaladaha Ereyga
wax ka badaleeg sidoo kale
wax ka badalTixraac
wax ka badalWikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Words. |