Jump to content

Qaxdaaniyiin

Ka Wikipedia

Qaxdaaniyiin ama Dhagacas dhashii qaxdaan waa carabta asalka ah, waana qabiilooyinka ku abtirsada odayga Qaxdaan sida ay sheegaan kuwa Nasabka yaqaanna, [1] taariikhyahanada qaar ayaa rumaysan in magaciisu ahaa Yaqdaan,  waxaa ka mida kuwa saas qaba taariikhyahanka caanka ah eeIbn Khalduun.[2]

Qabiilooyinka ku abtirsada

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Dhagax xardhan, oo yaala Shabwa, boqortooyadii Xadra moot

waa banuu kahlaan bin saba bin yashjab bin yacrub bin qaxdaan, waxayna u qaybsamaan lix qaybood

  • Mudxij
  • Day
  • Murra
  • Khawlaan[3][4]
  • Ashcar
  • Rabiica
  • Qawt

waxayna u sii kala baxaan qabiilooyin iyo jufooyin

Ximyar bin Saba  bin yashjab bin yacrub bin qaxdaan

sadex ayay u qaybiyaa

waxayna u sii kala baxaan qabiilooyin iyo jufooyin

  1. المفصل في تاريخ العرب قبل الإسلام ص 399
  2. تاريخ ابن خلدون - ابن خلدون - ج ٢ق١ - الصفحة ٤٦
  3. جمهرة انساب العرب لابن حزم الأندلسي
  4. لإكليل 10/ 293
  5. الإكليل ج2 ص 331
  6. ابن حزم ص 460
  7. جواد علي، المفصل في تاريخ العرب قبل الإسلام الجزء الرابع ص190-204.
  8. الهمداني الصفة ص 167