Cloud Battle

Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 4

CLOUD

BATTLE
BATTLE
A. INTRODUCTION

Kooxda CLOUD BATTLE waa koox loo aasaasay in lagu baro, lagu hormariyo, lana dhiirrigeliyo
ardayda iyo shaqsiyaadka xiiseynaya maadada [CYBERSECURITY]. Kooxdan waxaa dhistay ama
hormarisay [Cloudeclass.com], iyada oo ujeeddadeedu tahay inay ardayda siiso fursad ay ku bartaan
xirfadaha muhiimka ah ee la xiriira ilaalinta xogta [Data Protection], ka hortagga hanjabaadaha
dhanka internetka [Cyber Threat Prevention], iyo fahamka nidaamyada amniga casriga ah [Modern
Security Systems].

Kooxda Cloud Battle waxa ay leedahay hiigsi ay ku abuurayso jiil xirfad leh oo kaalin muhiim ah ka
qaata ilaalinta amniga internetka iyo xalinta caqabadaha la xiriira weerarrada iyo khataraha dijitaalka
ah ee sii kordhaya. Waxay kooxdani diiradda saareysaa in Members-ka ay si qoto dheer u fahmaan
fahamka asaasiga ah ee amniga internetka, oo ay ku jiraan hababka loo aqoonsado, loo qiimeeyo,
loona xalliyo khataraha amniga.

Kooxda waxay u isticmaashaa qaab waxbarasho ku saleysan tababarro shaqo iyo xaalado dhab ah,
iyada oo la adeegsado aaladaha casriga ah ee la xiriira [Cybersecurity]. Ardayda iyo Members-ka
kooxda waxay awood u yeelan doonaan inay ku tababartaan jawi badbaado leh, iyagoo diiradda
saaraya habraacyo sharci ah iyo anshax wanaag oo muhiim u ah xirfaddan.

B. Ujeedooyinka Soo Saarista Xirfadlayaal ku Talo Tiran Amniga (Cybersecurity Skills)

OBJECTIVE DESCRIPTION
Ethical Hacking The practice of penetrating systems and networks to identify
vulnerabilities, simulating real-world attacks ethically.

Digital Forensics The science of investigating cybercrimes by collecting, analyzing, and


preserving digital evidence.

Network Security Protecting computer networks from unauthorized access, misuse, and
threats through tools like firewalls and IDS.

Threat Intelligence Gathering and analyzing information about potential threats to predict,
prevent, or mitigate cyberattacks.

Ethical Hacking The practice of penetrating systems and networks to identify


vulnerabilities, simulating real-world attacks ethically.

Incident Response Developing and executing plans to identify, contain, and recover from
security incidents effectively.

Cryptography The practice of securing communications and data through encryption,


decryption, and cryptographic algorithms.

Risk Assessment Evaluating the likelihood and impact of potential security threats to
prioritize resources and defenses.

Vulnerability Identifying, analyzing, and remediating vulnerabilities in software,


Management hardware, and networks.

Application Security Ensuring software applications are secure from threats during their
development and deployment lifecycle.

Cloud Security Protecting data and systems hosted in cloud environments using best
practices and cloud-native tools.

Identity and Access Managing access rights and ensuring only authorized users can access
Management (IAM) specific systems or data.

Penetration Testing Simulating cyberattacks to evaluate the security of systems and


applications and uncover weaknesses.

Compliance and Understanding and adhering to laws, regulations, and standards


Governance related to cybersecurity, like GDPR or HIPAA.

Incident Response Developing and executing plans to identify, contain, and recover from
security incidents effectively.

Cryptography The practice of securing communications and data through encryption,


decryption, and cryptographic algorithms.

C. JOINING THE TEAM

1. Si loo noqdo xubin ka mid ah [Cloud Battle], qofka waa inuu ka iibsadaa kooras ama
bootcamp ka jira Cloudeclass.com.
2. Marka kooras ama bootcamp la iibsado, qofka waxa uu heli doonaa ID card oo cadeynaysa
ka mid noqosahada kooxda iyo dhammaan Challange la xiriira.

D. RULES DURING TEAM MEMBERSHIP

1. Active Participation: Members-ka waa inay si firfircoon uga qaybqaataan hawlaha kooxda,
doodaha, iyo mashruucyada.
2. Respectful Communication: Members-ka kooxda waa inay isgaarsiinta ka dhigaan mid
ixtiraam leh.
3. Collaboration: Members-ka kooxda waxaa lagula talinayaa inay wada-shaqeeyaan hawlaha
waxbarashada, isla markaana ay is dhaafsadaan aqoonta iyo Xalinta [Errors-ka].
4. Ethical Behavior: Members-ka waa inay raacaan xeerarka anshaxa marka ay ku dhex jiraan
hawlaha [CyberSecurity-ga].
5. Confidentiality: Macluumaadka xasaasiga ah ee la wadaago gudaha kooxda waa in si taxadar
leh loo xafido oo aan si aan ogolaansho lahayn loo shaacin sida IP Address, Mac Address,
Files.
6. Commitment: Members-ka waa inay waqti iyo dadaal ku bixiyaan kor u qaadista xirfadaha
iyo ka qaybqaadashada hawlaha kooxda si joogto ah.
E. Leaving the Team

1. Voluntary Departure: Haddii xubin doonayso inay ka tagto kooxda, waa inuu horey ugu soo
wargeliyaa Leader kooxda.
2. Refund and Exit Conditions: Haddii xubin ka baxdo kooxda, ma jiro lacag celin ah oo loogu
talagalay kooras ama bootcamp, maadaama xubinnimada ay ku xiran tahay iibsashada.
3. Re-entry: Haddii xubin ay rabto inay dib ugu soo laabato kooxda ka dib marka ay ka baxdo,
waxay u baahan doontaa inay mar kale ka iibsato kooras ama bootcamp ka cloudeclass.com

You might also like